Internet waa hab aduunka oo dhan u furan iney isku dhaafsadaan macluumadka,aqoonta,ganacsiga iwm.internet wuxuu ka kooban yahay shabakadda kumbuyuutarrada kuwaasoo xogta isu dhaafsada habka loo yaqaan internet protocol.
Wuxuuna ka kooban yahay malaayiin shabakadood sida kuwa jaamacadaha, ganacsiyada, dowladaha, shirkadaha. kuwaas oo si wadajir ah isu dhaafasada xogo kala duwan oo noocwalba leh sida muuqaalada, sawirada, qoraaladda, iyo codadka.
Taariikhda Internetka:
Internetka waxa uu ahaa natiijo ka dhalatay mashruuc ay sii daysay Hey'ada ARPANET sanadii 1969 kaas oo ahaa mashruuc ka soo baxay wasaarada gaashandiga Mareekanka, barnaamijkaas waxaa loo aasaasay isku xirka ciidanka Mareekanka iyo jaamacadaha iyo dhamaan hey'adaha cilmi baarista si looga faa'iideysto Aalada mobile 01-01-1983 ayaa wasaarada Gaashaandiga Mareekanka badashay Baratakoolkii NCP kuna wareegtay TCP/IP.
Qeybaha Internetka:
. Router
. Servers
. IP address
. Firewalls
. Hub
. Modem
. Network Switch
. Domain Name System
. DSL filter
. HTTP
. NAT router
. Application Protocols Layer
. Data Centers
. Email Servers
. Local Area Network
. FTP
. Network Interface Card
0 Comments