Ticker

6/recent/ticker-posts

BARAHA BULSHADA

 




Waa maxay baraha bulshada?

Baraha bulshada waa goob lagu wada xiriiro macluumada farabadan laisku kula wadaago. Macluumadkaas waxa kamid ah mid aqoon,arimo ganacsi, iyo qeyba kale oo badan oo aan halkaan lagu soo koobi karin. Baraha bulshada sido kale waxa loo adeegsadaa in lagu soo tabiyo barnaamijyo kala duwan sida wararka siyaasada, wararka ciyaaraha, madadaalada, muxaadarooyinka, sido kale waxa lagu soo gudbiyaa barnaamijta dood wadaaga hadii aay noqoto siyaasada, aqoon isweydarsiga.


Faaiidooyinka baraha bulshada:

Wakhtigaan aan joogno baraha bulshada waxa aad oga faaideystay dhalinyar kuwaso ku soo gudbiya akoonada aay ku leeyihiin baraha bulshada qeybaheeda kala duwan mawduucyo kala duwan kadibna ka sameeya lacaga farabadan kuwaaso ku maareeya noloshooda, sido kalana ka dhigtay xirfad aay ku shaqeystaan.

Ganacsiyada waxaa aay qeyb ka yihiin dadka ugu badan ee ka faaidaystay baraha bulshada, waxa aay bulshada kula soo wadagaan badeecadahooda qeybaheeda kala duwan.

 

Apps ka ugu badan ee la isticmaalo:

FACEBOOK
YOUTUBE
TIKTOK
INSTAGRAM
WHATSAPP
TWITTER
LINKEDIN

                1- FACEBOOK

Estimate Facebook users by month = 3Billion.
Daily users are 79%
Mostly age use are between 25 - 34.


                2- YOUTUBE

Estimate youtube users by month = 4.9Billion.
1 Billion views an hour.
All ages use Youtube.


                3- TIKTOK

Estimate Tiktok users by month = 1.5Billion.
Daily users are 90%.
Mostly age use are between 12 - 22.


Post a Comment

0 Comments